Allaha u naxariistee waxaa shalay oo ay taariikhdu aheyd April 25, 2008 ku geeriyooday magaalada Baardheere ee gobolka Gedo marxuumad Ambiyo Cali Xasan oo la dhalatay mudane Xildhibaan Nuur Cali Xasan (Nuur Gaab.)
Haddaba, maamulka shebekadda Allgedo oo ku hadlaya magaca dhamaan wariye-yaasha iyo akhriste-yaasheeda ku xiran waxuu halkan tacsi tiiraanyo leh ugu soo gudbinayaa Xildhibaan Nuur Cali Xasan (Nuur Gaab) iyo dhamaan qoyska reer Cali Xasan meel ay joogaanba, waxaana leenahay "Rabi marxuumadda samir iyo iimaan hanaga wada siiyo, ayadana janadiisa ha'ugu bishaareeyo." Amin.

First
Prev
Post

bravenet.com