Tacsida Marxuum Olol Warsame Cilmi

Waxaan halkaan tacsi uga direynaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum Olol Warsame Cilmi oo bishan Abriil 27keedii ku geeriyooday magaalada Nairobi.

Waxaa tacsidiisa la ogeysiinayaa dhammaan eheladiis meel kasta oo ay joogaan. Waxaan ilaaheey uga baryeynaa in uu jannadii ka waraabiyo dhammaanteena samir iyo iimaan. AAMIIN


  First
  Prev
  Post
  Home
Next  
Last  
Viewing Page 1 of 1 (Total Entries: 4)
May 1st 2013
04:38:36 PM
Magacaa?  

Bikini Girls

Xageed Deggentahay?  

-

Halkaan Tacsidaada ku dhaaf?  

Bikini Girls

Bikini Girl
















Spyrl Games








Galactic 123 - Move with arrows, shoot with SPACE, select weapons with keys 1-7 (if present). Heal with H (foot mode). Call robots with R (if any available).

   
April 30th 2013
02:07:54 AM
Magacaa?  

maxamed cabdulle aden fidow

Xageed Deggentahay?  

london

Halkaan Tacsidaada ku dhaaf?  

olol warsme allaha u naxariisto jamadii fardowsa ilahow ugu bishaareeaamiin

Email Email    
April 29th 2013
08:16:37 AM
Magacaa?  

Darman

Xageed Deggentahay?  

Boston

Halkaan Tacsidaada ku dhaaf?  

Waxan halkan tacsi oga diraa ehelsdii & qarabada u ka geriyoday marxun
OLOL WARAME CILMI waxan ilahay oga baryaa janada fardowsa ( Amiin)

   
April 29th 2013
02:06:49 AM
Magacaa?  

Reer cabdi xayuuko

Xageed Deggentahay?  

CARRA ALLA

Halkaan Tacsidaada ku dhaaf?  

INNA-LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJUCUUN

Alloow u naxariiso jannatul fardowsana gurigiisa ka yeel aamiin.
Eheladiisa oo dhanna samir iyo iimaan kasii, aamiin.

   


  First
  Prev
  Post
  Home
Next  
Last  
Viewing Page 1 of 1 (Total Entries: 4)


Get your FREE guestbook service! 
Report Content ·  · Blogs · Message Forums · Photo Albums · Web Polls powered by Powered by Bravenet bravenet.com